Mamulaha Iskulka Axmed Binu Xambal oo ka warbixiyey sida ay ardeyda wax u baraan .

0
271

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hormarada dhinac waxbarshada ay higsanaayaan bulshada kunool  Magaalada Kismaaayo ayaa waxaa u muuqata mid laga soo kab sanaya sidii ay ahaan jirtay xiliyadii hore, dhinac  waxbarashada ,iyadoo ay hataan soo badanayaan goobaha lugu barta tacliinta .

Iskuulka Axmed Binu Xambal waxaa uu ka mid yahay iskuulada ugu faac weyn ee ku yaalla Magaalada Kismaayo waxaa uu sidoo kale  iskuulkan uu  ka gooban yahay dugsiga hoose dhexe  iyo dugsiga  sare  .
Mamulaha iskuulka Axmed binu Xambal mudane  Badrudiin Shukri Cabdullah ayaa iga warbixiyey waxyabaha lugu barto iskulka iyo hormarada ardeyda ka baxday iskuulkan ay ka garaan waxbarshada .

Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here