Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Caddaalada Aw-qaafta iyo Arrimaha diinta Dowlad goboleedka Jubbaland Maxamed Yuusuf Cumar,oo shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa iclaamiyey roob doon maalinta bari ah ka dhici doonto magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.