Gudoomiyaha Cusub ee ardayda iskuulada degmada Kismaayo oo xilka la wareegay

0
202
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabadan oo isugu jirtay xilwareejin iyo Caleema saar taas oo loo qabtay gudoonka cusub ee ardayda iskuulada degmada Kismaayo  ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose .
Manaasabadan oo ay soo agaasimeen ururka ardayda Jubbaland ayaa waxaa ka soo qayb galay Masuuliyiin ka socday wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubbaland ,Maamulayaasha iskuulada Magaalada Kismaayo ,ardayda iyo qaybaha kale ee bulshada.

Hamdi Mohamed Yasin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here