Goorma ayaa La Samayn Doono Isku Aadka Club World Cup-ka.

0
243

Club World Cup-(Idaacadda Waamo)-Xidhiidhka kubada cagta adduunka ee FIFA ayaa shaacisay wakhtiga la samayn doono isku aadka koobka Club World Cup-ka oo sanadkan lagu qaban doono magaalada Abu-Dhabi.

Xidhiidhka ayaa sheegay in isku aadka la samayn doono 29 bisha November ee haatan socota si loo ogaado sida ay kooxuhu iskula ciyaari doonaan.

Tartanka waxa ka qayb gali doona kooxaha ku guulaystay koobabka qaariga ah sida champions League yurub, champions league Africa iyo Champions League Africa iyo kuwo kale oo badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here