Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Shirkada WESCO oo bixiso adeeg yada korantada ugu weyn ee magaalada Kismaayo ayaa waxa ay ka warantay sida ay ugu shaqeyso bulshada Kunool Magaalada Kismaayo.
Madaxa macaamiisha shirkada Wesco ayaa ka warbixiyey waqtigii la aas aasay shirkada isagoona sheegay in adeegyada korantada lawada gaar siiyey gudaha magaalada Kismaayo iyo duleedka.
Fartuun Nuur Aadan :- ayaa warbixintan inooga diyaarisay.