Maamulka Iskuulka Deegaanka Goobweyn  oo ka warbixiyay waxbarshada Deegaanka.

0
224
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobweyn waxa uu ka mid yahay deegaanada dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo waxa ayna dadka deegaanka ku nool baahi wayn u qabaan inaay helaan adeegyada aas aasiga u ah Noloshada Aadanaha oo ay ugu horayso adeeg waxbarasho oo Dhamaystiran .

Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here