Suuqleyda iibiso Dalagyada Kasoo Go`o Beeraha oo ka warbixiyey sida ay bulshada uga Faa`iideystaan.

0
307

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka beeraleyda ayaa waxaa ay soo saartaan cuntooyin kala duwan oo ay ka soo saraan beerahood si ay uga ganacsdaan oo ay uga faiidestaan dalaga ka soo go`aya beerahood .

Dadka beeraleyda waxaa ku xiran dad ka soo iibsada dalagyada ay beerteen, si ay ugu soo iib gayaan suuqyada lagu iibiyo dalagyada kasoo go`o beeraha ku teedhsan magaalada kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here