Qaar ka mid ah Culimada Degmada Kismaayo oo ka hadlay xaalada ay ku sugan yihiin dadka ay saameysay abaartu

0
187

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Culimada magaalada Kismaayo oo ugu baaqay bulshada deeganada Jubbaland in ay garab istaagaan walalahooda ay saameysay abaaraha ka jira deeganada Jubbaland.

Culimada ayaa waday kulumo wax loogu u rurinayo dadka abaaraha ay samaeeyeen oo haanatan laga soo deerinayo xaaladooda.

Fartuun Nuur Aadan ,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here