Dadka ku nool Deegaanka Dalsan oo codsaday In Deegaanka laga Hirgaliyo Goob  waxbarasho

0
251

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxbarashada Waa umuhiim Qof Walibo gaar ahaan ubadka  Soo Koraaya.

Deegaanka Dalsan oo kuyaalo duleedka Kismayao kama jiraan gobo waxbarsho iyo cafimaad waxana Degaankan kunool kudhawaad Labo boqol oo qoys oo ah qoysas danyar ah Macalin Maxamed Cali Ibraahim oo  kamid ah Dadka Deegaanka ayaa arday isugu Jiro wilal iyo gabdho Waxkubara Gudaha  masjidka Deganka Dalsan waxuna Idacad Waamo u shegay in Deegaanka gabi ahaanbo uusan lahen Madaraso ama School ay ardayda Wax Kubartaan .

Iidle Aadan Maxamed ,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here