Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Dowlad Goboleedka Jubbbaland oo ka warbixisay hormarada laga gaaray waxbarshada gabdhaha.

0
240

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Tayada waxbarshada gabdhaha wax ka barta Jubbaland ayaa sanadahan ay yihiin kuwa ka wanaaagsan sanadii hore iyadoo ay waalidiinta Soomaaliyeed ay ku baraarugeen in ay gabdhaha ay wax baran karaan.

Gabdhaha wax ka  barta iskuuladda Ku yaall Jubbaland   ayaa  natiijooyin wanaagsan ay ka gareen imtixanaanka iskuulada laga qaado waxiyna taaasi ay qeyb ka tahay hormarka dhinac waxbarshada ay ka gareen gabdhaha wax ka barta dowlad goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here