Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tabarkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha fedaraalka iyo dib u heshiisiinta dowlad goboledka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo loogu qabtay ururada haweenka iyo dhalinyarada.
Siminaarkan oo socon doona muddo labo cisho ah ayaa lagu baranayaa doorka Haweenka ee ku aadan ka qayb Maamul daadajinta dowladaha hoose.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.