Jermain Defoe oo Saadaaliyay Kooxda ugu Cad-Cad Premier League.

0
289

Premier League-(Idaacadda Waamo)-Jermain Defoe ayaa Sameeyay Saadaalin Ku Aadan Premier League, Kooxdee Ayuu U Saadaaliyay Ku Guulaysiga Horyaalka.

Jermain Defoe ayaa magacaabay uu u arko kuwo ku guulaysn doona premier League xilli ciyaareedkan xilli ay kooxaha chelsea,Liverpool iyo Man City isku baacsanayaan horyaalka.

Kooxda chelsea oo hogaaminaysa horyaalka ayaa badisay 8 ka mid ah 10-kii kulan ee ay ciyaareen xilli ciyaareedkan iyaga oo leh 25 dhibcood.

Dhanka kale kooxaha Liverpool iyo Man City ayaa dhibco lumiyay kulamadii todobaadkan iyada oo Man City guuldaro kala kulantay Palace halka ay Liverpool bar-baro la gashay Brighton.

“Weli waxaan qabaa in Manchester City ay tahay kooxda ugu cad-cad ku guulaysiga horyaalka Premier League”ayuu Defoe yidhi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here