Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhawaan ayay aheyd markii uu Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam uu u Magacaabay Cumar Cabdullaahi Maxamed Duqa Cusub ee Degmada Kismaayo, waxaa magacaabistaasi soo dhaweeyay Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada kunool Magaalada Kismaayo iyagoona ka codsaday in uu gudoomiyaha diirada Saaro Hormarinta Magaalada Kismaayo.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.