Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Soomaaliya waxay la kulamaysaa Xaaladaha abaaraha ugu daran ee laga dareemayaa dalka ,iyadoo dowlad goboleedka Jubbaland ay tahay meelaha ugu badan ay abaartu sameesay ka dib markii xilliyo isku xigxiga ay roobabka ku liiteen guud ahaan deegaanada.
Qaybo badan oo ka mid ah deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland waxay la kulmeen biyo yaraan ba’an iyo hoos u dhaca weyn oo ku yimid sugnaanta cuntada.
Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.