Heyada Qadar Jaarati OO Afur  Usameysay 300 Oo Qof Oo Danyar Ah 

0
595

Kismaayo(Waamo Radio)Hey’ada Qeyriga Ah Ee Qadar Jarati Ayaa Afurisa Malin Walibo 300 oo qof kuwaas oo aan Horey Uheysan Wax Ay kuafuraan isla markana darbi jiif ku aha Wadoyinka magalada ksiamayo.
Dadkani aayna Ah Kuwo Hela Afur Kufilan waxana ay yihiin kuwo halkaa soo xadira galabkasta si Ay  Uqataaan Waxyabihii ay ku afuri lahaayen.
Wa kuwaan qaar kamid ah Dadkani oo Lahadlay idacad waamo kana mahad celiyaya Afurka ay soo Gaarsiyay Qadar Jaarati.

Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya,Iidle Aadan Mohamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here