Aasaasihii Barnaamijka Cafis oo ka Warbixiyey sababaha Loo sameeyey Barnaamijka is Cafinta.

0
416
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dalkeena Soomaaliya ayaa waxa uu ka soo kabanayaa bur bur iyo colaado sokeeye oo hareysay ku dhawaad 30 sano, taasi oo jirto awgeed waxaa lagama ma maar maan noqotay in bulshada dhaxdeeda la dhax dhigo cafis.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here