Gudoomiyaha Kaamka Badar oo Kawarbixiyey Nolosha ay ku nool yihiin Barakacayaasha Kaamka Badar.

0
303

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kadib burburkii dowlada dhexe ee Soomaalia waxaa ay  horseeday in ay yaraadeen waxyaabihii ay ku taami jireen iney ka guul garaan waalidiin badan ayaa waxa ay barakac ku noqdeen kaamam badan oo ku yaalo magaaladda kismaayo kuwasoo ay kunool yihiin nolal aad u adag balse qaarkooda ayaa waxaa ay isku dayayaan iney siyaabo kale duwan ay nolasha ku mareyaan.

Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan iooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here