Hay’adda NRC oo soo bandhigtay xog aruurin ay ka sameysay xal u helidda barakacayaasha ku nool magaalada Kismaayo

0
218
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- kulan ay soo agaasimtay Hay’ada NRC ayaaa lagu soo bandhigay xog aruurin ay ka sameesay Barkacyasha Kunool Magaalada Kismaayo .
waxaaan xog aruurintan lagu soo bandhigay in barkacayasha dib u dijin loogu sameeyi degaanka Luglow ee duleedka Magaalada Kismaayo.
Kulaanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay gudomiyaha mamulka Magalada Kismaayo Madax arimaha bulshada ee gobolka Jubbada Hoose iyo qaar ka mid ah gudomiyasha xariyaha barkacayasha magaalada Kismaayo.
Cabdirahaman Cabdi Maxamed oo ka tirsan hay’ada NRC ayaa sharxaad kooban ka bixiyay muhiimada ay leedahay xog aruurintan.
madax arimaha bulshada gobolka Jubbada hoose Jamac Ugaas Cabdullahi ayaa   barkacaya u sheegay in aysan naqon doonin hada Kadib barkacayaal balse ay degaan ku noqan donaan goobta loo asateeyay  .
ugu dambeen waxaa goobta ka hadlay Gudomiyaha degmada Kismaayo Ibarhim maxamed Yasuf Tima jalic ayaa bogadiyay qorshaha ay hay’ada NRC soo saartay .
Abdinoor Samriye,ayaa warbixinntan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here