Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland oo Kismaayo ku qabatay kulan ku saabsan arrimaha Federaalka iyo xuduudaha

0
237

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arrimaha gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ka shaneesa gudiga madax banaan ee xuduudaha iyo faderaalka ayaa waxaa maanta magaalada Kimaayo Kismaayo ku qabteen kulan loga hadlayay arimaha fedarlka iyo xuduudaha.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ,gudoomiyaha gudiga madax banaan ee xuduudaha faderalka Somalia , mamulka degmada ururada Rayidka Bulshada iyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Jubbland.

Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here