Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ganacsatada qudaarta ee ku nool magaalada Kismaayo ayaa dhibaato weyn ku qaba xoolaha lagu soo daayey suuq yada magaalada.
Taasi oo jirto awgeeda ayaa gudoomiyaha degmada Kismaayo Ibraahim Maxamed Yuusuf Timajilic waxa uu ugu baaqay dadka leh xoolaha kala duwan ee dhibaatada ku haya suuq leyda in ay u sameeyaan goobo gaar ah oo lagu xanaaneyo xoolaha.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.