Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kadib burburkii dowalada dhax ee soomaliaye waxaa hoos u dhacay ku yimid heerarka waxbarsho ee dalka waxayna mesha ka baxay adeegyada asasiga u ah waxbarshada balse sanadahan waa mid a sare u kac laga daremayamaya.
Waxaana hada muuqda kororka waxbarsho ay sameeyaan gabdhaha doonaaya inay waxbartaan.
Abdinoor Samriye,ayaa warbixinntan inooga diyaariyay.