Madaxwaynaha Jubbaland oo daah-furay hannaanka Adeeg daadejinta Dowladda Hoose

0
328

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta  daah furay hannaanka Adeeg daadejinta Dowladda Hoose oo ay hirgalinayso Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalaynta iyo Dib u heshiisinta Dowladda Jubbaland  waxaana  daahfurka Barnaamijka kasoo qeyb galay mas,uuliyiin katirsan Labada Gole Ee Dowlada Odoyaaasha Dhaqanka iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada.

Iidle Aadan maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here