Dadka ka Shaqeeya Nadaafadda wadooyinka Kismaayo oo ka waramay caqabadaha ay la kulmaan xiliyada ay ku jiraan howlaha Nadaafada.

0
287
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Qaar ka mid ah dadka ka shaqeeya nadaafadda Magaalada Kismaayo oo u badan haween ayaa  sheegay in ay caqabad kala kulmaan dadka ku ganacsada hareeraha wadooyinka iyo gaadiidleyda magaalada Kismaayo marka ay ku guda jiraan howlaha Nadaafada Deegaanka.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here