Natiijooyinka Kulamadii Tartanka Champions League

0
242

Champions League-(Idaacadda Waamo)-Waxaa La Ciyaaray Kulamadii 3-aad ee Heerka Group-yada Tartanka yurub ee Champions League, Kaas oo Kulamada Isbuucaan ay Guulo waaweyn kala gaareen Kooxaha Marka Laga Tago 1 Kulan oo Barbaro Ku Dhaamaday.

Waxaa Guulo Gaaray Kooxaha kala ah Barcelona, Salzburg, Bayern Muncin, Man United, Chelsea, Juventus, Villarreal, Halka Guuldaro ay la kulmeen kooxaha kala ah Atlanta, Dynamo Kyiv, Benfica, Young Boys, Malmo, Wolfsburg, Zenit.

Kooxaha Kala ah Sevilla oo Reer Spain ah ay Barbaro La Gashay Kooxda Reer France ee LOSC.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here