Mareeyaha Dekada kismaayo oo sheegay in Doomihi Maciishadaha iyo Gaadiidka Keeni jiray Magaalada ay Istageen.

0
232

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tan iyo markii Ballaarinta Lagu sameyay Qeebta Baakinada Maraakiibta ee Dekada Magaalada Kismaayo oo ay markii hore ay ku hoos bur-bursanaayeen maraakiib Dagaal oo Quusay bur burkii Dowladii Dhaxe Ee Dalka.

waxaa Korartay Hada Tiradda Rabakiibta Waaweyn Ee kusoo xiranaayo Dekada Maadama markii Hore aysan Jirin Meelo badan oo ay Halmar kusoo wada Xirtaan Maraakiibta Taasi oo meesha ka saartay in Doomaha maciishadaha iyo Gaadidka Keeni jiray Magaalada kismaayo ay Qadka kabaxaan  Aaxmed Xaaji Aadan Maareeyaha Dekada Kisaamyo ayaa sheegay Dekada Magaalada  Kismaayo oo ay kusoo xirteen Maraakiib shixnado kala duwan Sido islamarkaana hada ay joogsadeen doomihii wax keeni jiray.

Idle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here