Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Haweenka kunool kaamka barkacayasha ee maglaada kismaaya waxaa ay qaarkooda dabka ku shitaan qoryo ay ka soo gurteen duleedka Maglaada Kismaayo madam aysan awoodin hoyoyinka inaye soo iibsadaan qoryaha lugu shita dabka.
Waxaa ay sidoo kale danta baday iygoo kooxa ah inaye aadan duleedka maglaada kismaaya si halkaas ugu soo gurtaan xaawo ay ilmahood dabka ugu shidaan.
Dhibatooyin badan ayey la kulmaan hoyoyinka kolka ay soo guranayaan Qoryaha iygoo ay masaafo badan u soo maryaan .
inta badan waa aysoo lugeyaan, mararka qaaran waxaa laga yabaa in aysan heesanin cuno ay wax ku karsadan .
Qaarkood xawada dhawarka ay ku soo qadeen ayey ka ganacsadaan si ay nolasha caruurtood ugu mareyaan.
Qaar kamid ah hooyoyinka soo gurtay qoryaha oo aan kulakulamay kaamka Halgan koow ayaa waxaa ay iga warbixiyeen sida ay nolashood ugu mareyaan .
Abdinoor Samriye ,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.