Wasiirka wasaarada gargaarka iyo mareenta masiiboyinka dowlad gobleedka Jubbland oo ka warbixiyay xaaladaha Cuna Yari ee ka jira Jubbland.

0
288
Kismaayo-(Idaacadda Waamo- Dadka Soomaaliyeed intooda badan waa dad Beeraleey iyo Xoolo dhaqato ah muhiimad gaar ah ayayna u leedahay  Maalinta Cunada aduunka   oo sanadawalab 16 octabar u dabaal dagaan.
Dadkii beeraleyda ah ee kunool  dalka Soomaliya ayaa badan kood ah kuwa ku barakacay dalka gudahiisa ama u qaxay dalka dibadiisa.
Beeraleyda  kunool deganada Dowlad gobleedka Jubbland ayaa ah  kuwa qaarkood ay wax ka soo saraan beeraha iyagoo ay dhibaato badan sanadkan kala kulameen Ayax oo baabiyay qaar ka mid  dalagyada beerahood.
Wasiirka wasaarada gargaarka iyo maareenta masiiboyinka dowlad gobleedka  Jubbland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed oo aan ku boqnay xafiiskiisa ayaa waxuu warbahinta Waamo ugu warbixiyay xaladaha cuni yar ee ka jira dowlad gobleedka Jubbland .
Abdinoor Samriye ,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here