Mas’uuliyiinta iyo bahda Ciyaaraha Degmada Kismaayo oo Katacsiyadeyay geeridii ku timid Allaha U Naxariiste marxuum Ciise Xuseen Muunya

0
276

Kismaayo-(Idaacadda Waamo-Allaha u naxariiste waxaa Xalay magaalada kismaayo ku Geeriyooday marxuum Ciise Xuseen Muunya oo ka tirsanaa bahda ciyaaraha Degmada Kismaayo Kaasi oo ahaa shaqsi aad looga Qadariyo Kubadda Cagta Jubbaland waxaana Geeridiisa ka tacsiyadeyay Wasiirka wasaaradda Dhalinyaradda iyo ciyaaraha maamulka kooxaha Degmada Kismaayo  iyo ciyaartoyda  kuwaasi oo Alle uga baryay marxuumka in uu Janadiisa ka waraabiyo.

Idle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here