Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay dhawaanahan magaalada laga bilaabay qaadista cashuurta ayaa waxa uu Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Hormarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Jubbaland kormeer ku sameyeen qaar ka mid ah xaafadaha laga qadayo cashuurta iyaga oo ay taakulayn u sameeyaan dadka danta yarta ee ku nool xaafadda Fanoole.
Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.