Beerleyda Deegaanka Goobweyn oo Hay`adaha iyo Dowlada ka codsaday in lala  soo gaaro adeegyada beeraha.

0
263
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku dhaqan degaanka Gobweyn ayaa ah kuwa Tiirsan Tabacashada beeraha, Beeralyeda Deegaanka Goobweyn  ayaa waxay xiligan sameen gaar ah ku yeshay  abaaraha ka jir qaar ka mid Deegaanka dowlad gobleedka Jubbaland .
wax soo saarka beeraha ku yalla Goobweyn ayaa hoos u dhacay tasoo sababtay biyaha wabiga oo dhanan noqday oo aysan beraleyda degaanka ku tabacan karin ee biyaha
tasoo ay ku tabacan karin beeraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here