Kulan looga hadlayay sidii loogu gurman lahaa dadka ay abaaruhu saameeyen oo Kismaayo lagu qabtay

0
180

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda gargaarka maaraynta iyo musiiboyinka dowlad goboledka Jubbaland ayaa Kulan looga arinsanayay sidii gurmar deg deg loola gari lahaa   dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool degaanada dowlad goboledka Jubbaland la qaadatay masuuliyiinta rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland iyo qaybo ka mid ah ganacsatada Magaalada Kismaayo .

Kulankaan u dhexeeyay ganacsatada,magaalada Kismaayo,rugta ganacsiga iyo warshadaha iyo Wasaaradda gargaarka Jubbaland ayaa qayb ka ah dadaalada loogu gurmanayo dadka ay abaartu samaaysay ee u baahan in la garab istaago .

Xamdi Maxamed  Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here