Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne Ku-xigeenka Koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo Wafdi uu horkacayay oo muddo howlo shaqo ugu maqnaa Dalka dibadiisa ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo ee Sayid Maxamed Cabdulle Xassan.
Soo dhaweynta Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan Dowlad goboleedka Jubbaland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.