Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada arimaha gudaha federalka iyo dib u heshiisiinta dowlad gobleedka Jubbland ayaa waxaa ay magaalada Kismaayo ku qabtay kulan loga hadlayay xiriirinta Hay’adah ka shaqeeya Barnaamiyada dowladaha hoose.
Shirka ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiir dowladah wasarada arimaha gudaha fedearlka iyo dib u heshiisinta dowald goboleedka Jubbland ,Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarshada Jubbaland , Agaasimaha arimaha gudaha Jubbland iyo xubno ka kale socday wasaaradaha iyo dowlad hoose ee degmada kismaayo .
Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.