Kismaayo(Idaacadda Waamo)-kaamka Farxaan-2 ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku nool Qoysas dan yar ah oo ay tiradood gaareeyso ku dhawaad labo Boqol oo Qoys kuwaasoo ka soo deegaanada ku dhow degmada Kismaayo iyo Qoysas barakacayaal ah oo dhawaan dalka dib ugu soo laabtay.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.