Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ma,suuliyiinta Ururka Dhalinyarada Gobalka Jubbada hoose iyo kan degmada Kismaayo ayaa sheegay in Dhalinyarada Deegaanka ay soo mareen duruufo adag si ay u hormariyaan dalka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.