Maamulka Degmada Kismaayo oo sheegay in dhawaan la bilaabayo dhismaha wadooyin laami ah

0
235
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waddooyinka mara gudaha magaalada Kismaayo ayaa qaar ka mid ah waxaa ka muuqda burbur taasoo ay adag tahay in la isticmaalo xilliyada Roobka,horay waxaa cabashooyin gudbiyay qaar ka mid ah darawalada ka xeeya Gawaarida.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here