Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirkada Taya dhowrka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa tabbar ku saab san hubinta cuntada iyo daawooyinka u soo gaba gabeysay 30 arday ah oo ka mid ah ardeyda wax ka barata jaamacadaha ku yaalo degmada Kismaayo.
munaasabbada xiritaanka tabbarka ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Jubbaland iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Jubbaland iyo qaar ka mid ah maamulka iyo maclimiinta jaamacadaha ku yaalo magaalada Kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixitan inooga diyaarisay.