Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulsho walbo oo caalamka ku nool waxeey leedahay dhaqamo u gaar ah,ku waas oo ay ka mid yihiin astaamo ka turjumaayo dhaqanka u maddaaasi Soomalida, magaalda kismaayo waxaa ka dhisan xarun ay Haween ku mideysanyihiin oo lagu sameeyo Agabyada Hidaha iyo dhaqanka Soomalida.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.