Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabad ay ku qalinjebinayeen dufcadii labaad ee baratay culuumta Shareecada Islaamka ayaa lagu qabtay Machadka Al Nuur ee magaalada Kismaayo.
Xaflada qalin jabinta ayaa waxaa ka soo qeyb galay gudoomiyaha waxbarashada gobalka Jubbada Hoose,walidiin maclimiin iyo ardey.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.