Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arrimaha gudaha fadaraalka iyo dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubba hoose ku qabatay kulan wacyigelin ah oo ku saabsan ka qayb galka haweenka ee doorashooyinka Golaha deegaanka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.