Guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee uu magacaabay Ra’iisal wasaaraha soomaaliya oo Kismayo kulan ku qabtay.

0
208
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulan looga hadlaayey xaqiijinta qoondada haweenka ee boqolkiiba 30-ka ayaa lagu qabtay magaalada kismaayo xarunta kumeel gaarka dowlad goboleedka Jubbaland.
kalanka waxaa daah durey wasiir ku xigeenka Wasaarada haweenka ee Jubbaland Idil Maxmed waxaana kasoo qeyb galay xubnihii Guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee uusoo magacaabay Ra’iisal wasaaraha xukuumada soomaaliya maxamed xuseen rooble, iyo qaar kamid ah haweenka Musharixiinta ee Deegaan Doorashadoodu tahay Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here