Xanuun ku cusub Geella oo laga soo sheegayo deegaano ka mid ah Jubada hoose

0
252

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sida ay sheegeen Dadka Xoolo dhaqatada Gobolka Jubbada hoose gaar ah Dadka Geella dhaqdo waxaa lagu ay arkeen bilihii ugu danbeeyay xunuun cusub oo laayay Geela Irmaanka Nirgaha iyo Oorta,kaasi oo aysan garaneyn waxa uu yahay.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here