Ganacsatada Kalluunka ee Kismaayo oo ka mahad-celiyay Suuqa loo dhisay

0
253
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhaweyn ayey ahayd markii dib uu dayac tir weyn lagu sameeyey suuqa kaluunka taas oo qeyb ka aheyd ilaalinta nadaafada goobaha lagu iibiyo kaluunka.

Qaar ka mid ah dadka ku ganacsada suuqa kalluunka magaalada  Kismaayo ayaa ka mahadceliyey dib u dhiska lagu sameeyey Suuqa iyagoona balan qaaday in sida ugu wanaagsan ay ugu ka faa’ideysan doonaan qalabka kala duwan ee laagu tala galay in lagu iibiyo kaluunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here