Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Golaha Wakiilada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa kalfadhigii sadaxaad fa dhigiisii sagaalaad oo maanta yeesheen ayaa waxa ay ku ansixiyen xeerka Kaluumeysiga kaa soo wasaaradda kaluumeysiga iyo kheeraadka badda horkeenta golaha baarlamaanka Jubbaland.
Wasiirka Wasaaradda kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Jubbaland xildhibaan Cabaas Cali Ibraahim ayaa golaha wakiilada Jubbaland ka codsaday ansixinta xeerka kalluumeysiga.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.