Ardayda Iskuulka Deegaanka Luglow oo codsi u dirsaday Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland

0
229
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka luglow ee duleedka magaalada Kismaayo ayaa waxaa wasaaradda waxbarashada Jubbaland ee ka hirgalisay iskuul ka kooban dhowr fasal.
Muhiimadda wasaaradda ay dugsigaasi u hirgalisay ayaa aheeyd hormarinta waxbarashada deegaanka.
walow baahida waxbarsho ee ka jirta Deegaanka aysan dabooli karin hal iskuul maadaama ay  badan yihiin Ardeyda Deegaanka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here