Waasaradda Maaliyadda Jubbaland oo ku baaqay in shacabka Kismaayo ay bixiyaan Canshuurta sanadlaha ah

0
191
Dal walba oo caalamka kuyaalo waxaa ka jiro habab kala duwan oo canshuurta loo qaado, canshuurta laga qaado dadka deegaanka ayaa ah mid wax looga qabanaayo Caafimaadka, wadooyinka iyo waxyaabo kale oo bulshada dan u ah.
 Magaalada kismaayo xarunta kumeel gaarka ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa si rasmi ah uga bilowday canshuurta sanadlaha ee laga qaadayo guryaha ku yaalo magaalo magaalada kismaayo.
Kulan ay maanta isugu yimaadeen maamulka degmada kismaayo iyo wasaarada Maaliyada Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay arimo ku saabsan canshuur qaadista guryaha ku yaalo magaalada kismaayo.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here