Tababar Aqoon kororsi ah oo loo soo xiray Xeer ilaaliyayaasha Jubbaland

0
192

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Cadaaladda Awqafta Iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboledka Jubaland Maxamed Yuusuf Cumar ayaa maanta tababar u soo xiray Qaar kamid ah xeer ilaaliyeyaasha iyo baarayaashi Hey’adaha amniga Gaar Ahaan baarayaasha Ciidanka Booliiska Dowlada Gobleedka Jubbaland waxaana Tababarkaan inta uu socday lagu Baraayay Hanaanka ilaalinta iyo Daba galka xogaha Buuxa ee Kisaska u baahan Baarista Qibradeysan iyo qaabka ay Xogaha u wadaagi karaan Xeer ilaaliyaasha iyo Baarayaasha Hey-adaha amaanka.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here