Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Suldaan C/qaadir Xaaji Maxamuud ayaa aqalka madaxtooyada Jubbaland ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo Wakiilka hay’adda QM u qaabil san arimaha qoxootiga ee UNHCR.
Inta uu socday kulanka ayaa waxaa looga wadahad lay sidii wax loogu qaban lahaa dadka ka soo laabtay xeryaha qoxootiga dalka Kenya.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.