Wasaradda Caafimaadka Jubbaland oo bulshada ka wacyigelisay cudurka Covid-19 .

0
207

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad goboleedka Jubbaland iyo qaar ka mid ah culumaa’udiinka magaalada Kismaayo ayaa si wadajir ah fariin wacyi galin ah u diray dhaamaan umada soomaaliyeed gaar ahaan umada reer Jubbaland.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here