Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Labadaan Sharci oo ay Dhawaan Baarlamaanka Usoo Gudbisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowlada Gobleedka Jubbaland ayaa waxaa maanta lagu ansixiyay kal fadhigii sedaxaad fadhigiisa 9-aad kaasi oo uu Ajandahu Ahaa ansixinta xeerka maalgashiga iyo shagtiyada ganacsiga Ee Jubbaland 55 mudane oo kalfadhiga soo xafiray ayaa waxaa ay dhamaantood Codgacan Taag ah ku Ansixiyeen Dhaqan Galka xeerka maalgashiiga iyo shagtiyada Dowlad Goboleedka Jubbaland
Iidle Aadan Dagane,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.